KKOW Academy
KOW ACADEMY · TABABAR XIRFADEED

Koorsada Toobinta iyo Xijaamada

30 cashar oo theory ah iyo 3 maalmood oo practical la kormeero. Baro nadaafadda, baaritaanka qofka, dry cupping, wet cupping, anshaxa iyo daryeelka ka dib.

30Cashar
6Qaybood
3Maalmood practical
Eeg manhajka

Qiimaynta qofka

Taariikh caafimaad, daawooyin, contraindications, red flags iyo referral.

Infection control

Gacmo-nadiifin, PPE, sterile field, sharps iyo qashinka caafimaadka.

Cupping skills

Dry cupping, halista wet cupping, kormeerka falcelinta iyo aftercare.

COURSE INFO

Hijama / Toobin Professional Course

Tababar nidaamsan oo isku dara 30 cashar theory ah iyo 3 maalmood practical oo xarunta lagu kormeero.

  • ✓30 cashar theory oo faahfaahsan
  • ✓3 maalmood practical la kormeero
  • ✓Nadaafad, safety, assessment iyo aftercare
  • ✓Theory test, practical assessment iyo certificate
Course InfoReviews
Waxaan hubinaynaa gelitaankaaga…